Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Si Gaar ah Isha loogu hayo iyo Sababta

 

Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha hay’adda Shaqaalaha Dowladda Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay in wasaaradda Warfaafintu ka mid tahay dhowr wasaaradood oo hay’adda shaqaaluhu si gaar ah isha ugu hayso.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Guddoomiyaha