Guddiga Heer Qaran ee COVID-19 oo tabobarro u qabatay Guddiyada Gobollada Galbeedka Somaliland

Guddiga Heer Qaran ee ka hortagga iyo Xakamaynta Cudurka COVID-19 ayaa tabobarro u qabatay Guddiyada xaaladda xannuunkan u qaabilsan Gobollada Galbeedka Somaliland