Guddiga Ka-hortagga Cudurka Covid-19 oo tabobarro ku qabtay Gobollada Bariga Dalka

Hargeysa (SM)- Guddiga heer qaran ee ka hor-tagga iyo xakamaynta cudurka Covid-19 ayaa tabobarro la xidhiidha qaabka looga hortaggo xannuunkan ku qabtay gobollada Togdheer, Sanaag iyo Sool.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose