Guddiga Qandaraasyada oo shaaciyey Shirkado ku guulaystay Laba Mashruuc oo loo tartamay

Guddiga Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta shaaciyey Laba shirkadood oo ku guulaystay Laba Mashruuc oo kala ah Timir loo keenay Ciidanka iyo Ceel-biyood.