Guddoomiyaha Waxbarashada Maroodijeex oo kordheer indho-indhayn ah ku tagay Dugsiga H/Dhexe ee Gacmadheere

Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta kormeer xaqiiqo u noqosho ah ku tagay Dugsiga Hoose/Dhexe ee Gacmadheere ee magaalada Hargeysa.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose