Komishanka Doorashooyinka oo Kala Diray Shaqaalaha iyo Gaadiidka Kaadh-bixinta gobollada Sool, Sanaag iyo Saaxil

Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa Maanta Kala Diray Hawl-wadeennada iyo Gaadiidka Ka Shaqaynaya Wacyigelinta Qaadashada Kaadhka Codbixinta ee Gobollada Sanaag, Saaxil iyo Sool.