Maamulka Dugsiyada Nuuradiin oo ka hadlay Ardayda Dugsiga Sare oo bannaan-bax sameeyey

Maamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin Mahad Ibraahim ayaa ka hadlay dhacdo maanta ka dhacday dugsiga sare ee wiilashada ee magaalada Hargeysa, halkaas oo ardayda dugsigu bannaan bax ay sameeyeen khasaare ugu geystay dhismaha dugsiga iyo qalabkii yaallay.