“Madaxweyne Biixi Nagamaad Xishoon” – Tageerayaasha Musharax Ibraahim Cabdi Xuseen

“Madaxweyne Biixi Nagamaad Xishoon” – Tageerayaasha Musharax Ibraahim Cabdi Xuseen oo baaq xambaarsan cabasho iyo garnaqsi ah u jeediyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi.