Murashax Maxamuud Saalax Cabdi Oo Caawa Kulan Muhiim Ah La Qaatey Dhalinyarada Iyo Waxgaradka Kasoo Jeeda Degmada Gar’adag Ee Ku Dhaqan Hargeysa

 

Musharax Maxamuud Saalax Cabdi Oo Ah Xildhibaan U taagan Golaha Wakiilada Gobolka Sanaag Ayaa Caawa Kulan La Qaatey Dhalinyarada iyo Waxgaradka Kasoo Jeeda Degmada Gar’adag Ee Ku Dhaqan Caasimada Hargeisa.

Waxa Xildhibaanka Kulanka Dhalinyarada Ku Wehelinayey Ex Wasiir Axmed Nuur Faahiye oo Ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Kulmiye Iyo Siyaasi Cabdicasiis Aadan Jalawo Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Degmada Gar’adag.

Kulankan Oo Saacado Badan Qaatey Ayaa Ugu Danbayntii Kusoo dhamaadey Jewi Is Afgarad ah .

Nuur Cali Maxamed
Hargeisa || Somaliland