Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Muxuu Ku Suntanyahay Murashax Maxamed Nuur Mooge ‘Shabeel’ Oo Ka Mid Ah Murashixiinta Golaha Deegaanka Gobolka Gabiley

Muxuu Ku Suntanyahay Murashax Maxamed Nuur Mooge ‘Shabeel’ Oo Ka Mid Ah Murashixiinta Golaha Deegaanka Gobolka Gabiley salaanmedia/Gabiley…

<span;>Waa Mid Kamid Ah Hormuudka Dhallinyarta Gobolkan Gabiley
<span;>Waxa Uu Ka Qayb Qaatay Horumarinta Arimaha Bulshada Gabiley Iyo Tan Somaliland Ba
<span;>Waxa Uu Ahaa Hormuudkii Wecyigellinta Xanuunada Faafa Sida Caabuqii Ugu Danbeeyay Ee Covid-19 Isagoo Aan Wax Guno Ah Ama Mushahar Ah Aan Ku Qaadan Oo Iskii Uu Uga Qayb Qaatay Wecyi Gellinta Xanuunka Coronavirus
<span;>Waxa Uu Ka Qayb Qaatay Kor U Qaadista Horumarinta Bulsho Ee Heer Gobol Ilaa Degmo
<span;>Waxa Uu Ku Suntanyahay Inuu Yahay Mid U Hagar Baxa Waxqabadyada Gobolkan Gabiley
<span;>Inbadan Ayay Ahayd Markii  Hormuudka Iyo Haldoorka Gabiley Ay Ku Guubaabin Jireen In Uu Isku Soo Sharaxo Golaha Deegaanka Gobolka Gabiley
<span;>Ugu Danbayn
<span;>Maxamed Nuur Mooge  ‘Shabeel’
<span;>Waxa uu U Sharaxnyahay Golaha Deegaanka Gobolka Gabiley
<span;>Bulsha Waynta Gobolku Waxay U Baahantahay Waxqabad,Dadaal,Iyo Daacadnimo Lagu Horumarinkaro Gobolkan Gabiley
<span;>’DOORO MASUUL KUU HAGAR BAXA’

<span;>Ucodee Murshax Maxamed Nuur Mooge ‘shabeel’
</span;></span;></span;></span;></span;></span;></span;></span;></span;></span;></span;></span;>