Hargeysa (SM)- Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland, ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay tabobar la xidhiidha qaababka looga hortago khataraha ka yimaadda dhinaca Internetka.
Faahfaahinta warkan kaga bogo Muuqaalka Hoose
Salaan Media On Facebook