Xisbiga Waddani oo Aqbalay Murashaxiin u tartamaysa Goleyaasha Deegaanka Hargeysa iyo Balligubale iyo Wakiillada Maroodijeex

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa Aqbalay Murashaxiin u tartamaysa Goleyaasha Deegaanka Hargeysa iyo Balligubale iyo Wakiillada Maroodijeex, waxaana munaasibad ballaadhan oo saddexda murashax lagu soo bandhigay ku qabsoontay Hotel Gulled ee magaalada Hargeysa