COVID-19: Sidee Lagu Ogaadaa Inaad Qabto Ama Sidee La Isaga Ilaaliyaa (Ilaah Baa Wax Ilaaliyee):

COVID-19: Sidee Lagu Ogaadaa Inaad Qabto Ama Sidee La Isaga Ilaaliyaa (Ilaah Baa Wax Ilaaliyee):

1. Cun-cun dhuunta ah
2. Dhuunta oo qalasho
3. Qufac qalalan
4. Heer kulka oo aad u sarreeyo
5. Neefta oo yaraato
6. Urka oo tago

*Qalabka Caafimaad ee Covid oo looga baahanyahay guriga:*

1. Kaniiniga Paracetamol-ka ah
2. “Betadine” oo ah daawo afka lagu dhaqo laguna luq-luqdo

3. Vitamin C iyo Vitamin D3
5. Cuntooyinka laga helo Vitamin B complex

6. Capsule lagu ridayo biyo kulul kadibna la isku uumiyo muddo 10 daqiiqo ah si loo nadiifiyo neef mareenka

7. Qalabka lagu cabbiro oxygen-ta
8. Dhalada ay ku jirto oxygen-ta (waxa loo isticmaalaa xaaladda khatarta ah kaliya)

9. Jimicsi si aad u hesho oxygen

Saddexda marxaladood ee Covid:

1. Covid ku dhaco kaliya sanka – in laga bogsado waxay qaadataa maalin barkeed (isku uumi uumiga biyaha kulul), isticmaal Vitamin C, marxaladdaan markuu marayo qandho malaha, Waa calaamad la’aan.

2. Covid ku dhaco dhuunta – wuxu leeyahay dhuun xanuun, in laga bogsado waxay qaadataa 1 maalin (ku luq luqo biyo kulul, cab biyo kulul) haddii ay qandha jirto isticmaal paracetamol, Vitamin C iyo Vitamin B complex, Haddii ay xaaladda ka sii darto isticmaal qalajiyayaal (antibiotics).

3. Covid ku dhaco sambabada – wuxu leeyahay qufac iyo neefta oo qofka dhibto muddo 4 ilaa 5 maalmood ah. (isticmaal Vitamin C iyo Vitamin B complex, ku luq luqo biyo kulul, isticmaal qalabka lagu cabbiro oxygen-ta, paracetamol, hadii ay xaaladda kasii darto waxa loo baahanyahay dhalada ay oxygen-ta ku jirto in lagu xiro qofka, cab dareere badan, samee jimicsi si aad oxygen badan u qaadato.

Marxaladda ay tahay inaad ka ag dhawaato isbitaal:

La soco heer oxygen-taada, haddi ay oxygen-taada kasii yaraaneyso 92 (heerka laga rabo waa 98 – 100) markaas waxad u baahantahay in lagugu xiro oxygen. Haddii ay guriga kuu taalo dhalada oxygen-ta leh uma baahnid in isbitaal lagu seexiyo

*Ku sugnow caafimaad qab, ku sugnow bad-qab!*

Fadlan u gudbi inta aad xiriirka la leedahay.
Ma ogid inay caawin doontee.

Ka waani dadka inay isku karaantiilaan isbitaalka, waxan isku karaantiili karnaa guriga.

Daawooyinka aad qaadan karto marka aad isbitaal karaantiil ku tahay
1. Vitamin C-1000
2. Vitamin E (E)
3. Inta u dhaxeyso (10:00 ilaa 11:00 saac subaxnimo ) isu dhig ileyska qoraxda muddo 15 ilaa 20 daqiiqo ah
4. Cun cunto ukun leh hal jeer
5. Naso/seexo ugu yaraan 7-8 saacadood
6. Cab 1.5 liters biyo ah maalintii
7. Dhammaan cuntooyinka aad cuneysid waa inay ahaadaan kuleyl diirran (iska daa cunto qabow).

Intaas waa inta la sameeyo markaad joogto isbitaal si loo xoojiyo hab-dhiska difaaca jirka.

Xusuusnow (pH-ka) ama heerka aashitada Covid wuxu u dhexeeyo 5.5 ilaa 8.5.

Sidaas darteed, si aan u baabi’ini jeermiska waa inaan dhammaanteen isticmaalnaa cuntooyinka ay ku badanyihiin (alkaline-ka) oo ka sarreeyo heerka aashitada jeermiska.

Sida:
Mooska
Liinta cagaaran – 9.9 pH
Liinta jaallaha ah – 8.2 pH
Avocado – 15.6 pH
* Toonta – 13.2 pH
* Cambaha – 8.7 pH
* Oranjada 8.5 pH
* Cananaaska -12.7pH
* Nooc qudaarta kamid ah – 22.7pH
* Nooc oranjada kamid ah – 9.2 pH

Liin iyo biyo kulul oo isla socda waxay baabi’in karaan jeermiska bilowga hore intuusan gaarin sambabada ka hor.

Warbixintan haku koobin kaliya naftaada.
Gaarsii dhamaan qaraabadaada iyo asxaabtaada….