DAAWO Abwaan Maanso Miisaan leh Ka Curiyey Xaaladda Cakiran ee Dunidu xilligan ku jirto

Abwaan Ismaaciil Gaagaale oo ka mid ah hal-abuurrada Soomaaliyeed, ayaa Maanso Miisaan leh Ka Curiyey Xaaladda Cakiran ee Dunidu xilligan ku jirto