Daawo Kooxda DAYAX BAND oo soo saaray Qasiido Cajiib ah oo Fannaaniinta Badan Kulmisay

Daawo Kooxda DAYAX BAND oo fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, ayaa soo saaray Qasiido Cajiib ah oo Fannaaniinta tiro Badan Kulmisay

Muuqaalka Hoose Ka Daawo