Guddiga Qandarasyada oo ku Dhawaaqay shirkadda ku Guulaystay Gaadiid kiro ah oo Wasaaradda waxbarashada Loo Rabo

Hargeysa (SM)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa ku dhawaaqay shirkadda ku guulaystay Qandaraaska Gaadiid Kiro oo loo doonayo Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose