Suldaanka Guud Ee Beesha Yaasuf Isaaq oo Magaalada Hargeysa Lagu Caleemo Saaray

Hargeysa (SM)- Xaflad heerkeedu sarreeyo oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa lagu caleemo saaray suldaanka guud ee beesha Yaasif Isaaq Suldaan Khadar Suldaan Xuseen Ismaaciil Geelle oo dhawaan xilkaasi lagu wareejiyay ka dib markii uu geeriyooday aabbihii Suldaan Xuseen Ismaaciil Geelle.

Xafladan oo k dhacday hudheel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb-galay madax-dhaqameedka Somaliland, xubno ka mid ah golaha wasiirrada, madaxda xisbiyadda qaranka, ganacsato, dhalinyarro, aqoonyahan iyo marti sharaf kale.

Qaar ka mid ah madax-dhaqameedkii ka soo qayb-galay xaflad ayaa si weyn u soo dhaweeyay Suldaanka cusub ee beesha Yaasif Isaaq Suldaan Khadar Suldaan Xuseen Ismaaciil Geelle iyaga oo hadallo dardaaran iyo duco ah madasha ka jeediyay.

Dhan kale siyaasiyiintii madasha ka soo qayb-galaya ayaa iyaguna suldaanka ugu duceeyay in Alle ku asturo masuuliyada culus ee uu qaaday.

Ugu dambayntii suldaanka guud ee beesha Yaasif Isaaq Suldaan Khadar Suldaan Xuseen Ismaaciil Geelle ayaa kalmad mahadnaq u jeediyay dadweynihii kale duwanaa ee ka soo qayb-galay xafladda.

caleemo-saarka suldaan Khadar Suldaan Xuseen