Waa Kuma Murashaxa Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ee U Hagar Bixi Kara Bulshadan Hungawday

Waa Kuma Murashaxa Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ee U Hagar Bixi Kara Bulshadan Hungawday salaanmedia/Hargeisa…

Eng Maxamed cali muuse

Bulsha Waynta Reer Hargeisa Waxay Rajo Aan Midho Dhal Lahayn Sugayeen Mudaba 3 Wareeg Doorasho  Iyaga Oo Soo Dooranayay Hadba Xildhibaanka Ay U Arkaan Inuu Caasimada Hargeisa Ka Dhigo Caasimadaha Aduunka Oo Kale
Nasiib Daro Kumay Guulaysan
Waa Ay Ku Hungoobeen Hadafkoogi, Murashax Xildhibaan Eng Maxamed Cali Muuse  Waa Mid Ka Mida Murashixiinta U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargeisa
Bulshadan Hungawday Waxay Ka Waaya Arkeen Qabiil Iyo Kala Qoqob Iyagoo U Midaysan In Ay Xushaan Masuulka Ay U Arkaan Inuu Gudan karo Xilkan Loo Igmaday Mid U Hagar Bixi Kara
Dadwaynaha Caasimada Hargeisa
Waxay Rabaan Horumar,Waxqabad,sinaan,Caddaalad Iyo Walibaatana Caasimad Bilicsan  Oo La Tartami Karta Caasimadaha Mandaqada Murashax Eng Maxamed Cali Muuse  Waa Hogaamiye Buuxin Kara Baahida Shacabkan Hungoobay Eng Maxamed Cali muuse Waxa Uu Aqoon Buuxda U Leeyahay Xilkan Uu Isku Sharaxay Waxa Uu Ku Suntanyahay In uu Yahay Qof Umada U Shaqeeya Balse Aanu Ahayn Mid Ka Shaqaysta Eng Maxamed Cali Muuse Waa Mid Ka Mid Ah Injineerada Ugu Sareeya Haatan DDH Isaga Oo Waxqabad Buuxda Ka Qabtay Waxa Uu Ka Hawl Galay Dhamaan Degmooyinka Caasimada Isaga Oo Ka Soo Noqoday ,Madaxa-qorshaynta Waxa Uu Hayay Shaqadan Ku Dhawaad 22-Sanno “Shaqada Ummadu Waxay Ku Fiicantahay Shaqsi Aqoon U Leh Una Hagar Baxa”

Ballanteenu Waa In Aynu Codka Siino Murashaxa Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa 2021

Eng:Maxamed Cali Muuse Ballanteenu Waa Codkaaga Ugu Hiili Caasimada Xisbiga Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ee Ucid

Astaanteenu Waa 108

Codka Sii Eng Maxamed Cali Muuse.