Hargeysa (SM)- Wasaaradaha Horumarinta Caafimaadka iyo Diinta & Aw-Qaafta ee Somaliland, ayaa maanta agab caafimaad kala wareegay Daladda Sahamiye Foundation oo uu aasaasay mulkiilaha shirkadda Worldremit.
Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose