Wasaaradda Isgaadhsiinta oo Bilowday Mashruuca Casriyeynta Adeegyada Dowladda ee E-Government

Hargeysa (SM)- Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland, ayaa maanta bilowday Mashruuca Horumarinta iyo casriyeynta Adeegyada ay Dowladdu u qabato Shacabka ee E-Government.

Mashruucan oo Baanka Adduunku ka taageerayo xukuumadda Somaliland, ayaa wasaaraddu ku hirgelinaysaa nidaam casri ah oo lagu horumarinayo adeegyada kala duwan ee Xukuumaddu u qabato shacabka.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose