Yaa U Hiilin Kara Bulshadan Hungawday Hadafkoodina Waayay

Yaa U Hiilin Kara Bulshadan Hungawday Hadafkoodina Waayay salaanmedia/Hargeisa…

Bulsha Waynta Reer Hargeisa Waxay Rajo Aan Midho Dhal Lahayn Sugayeen Mudaba 3 Wareeg Doorasho Iyaga Oo Soo Dooranayay Hadba Xildhibaanka Ay U Arkaan Inuu Caasimada Hargeisa Ka Dhigo Caasimadaha Aduunka Oo Kale Nasiib Daro Kumay Guulaysan Waa Ay Ku Hungoobeen Hadafkoogi, Murashax Maxamed Boqor Axmed Iimaan Warsame Waa Mid Ka Mida Murashixiinta U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargeisa Bulshadan Hungawday Waxay Ka Waaya Arkeen Qabiil Iyo Kala Qoqob Iyagoo U Midaysan In Ay Xushaan Masuulka Ay U Arkaan Inuu Gudan karo Xilkan Loo Igmaday Mid U Hagar Bixi KaraDadwaynaha Caasimada Hargeisa Waxay Rabaan Horumar,Waxqabad,sinaan,Caddaalad Iyo Walibaatana Caasimad Bilicsan  Oo La Tartami Karta Caasimadaha Mandaqada
Murashax Aqoonyahan Maxamed Boqor Axmed Iimaan 
Waa Hogaamiye Buuxin Kara Baahida Shacabkan Hungoobay 
Murashax  Amiir Maxamed  Waxa Uu Ku Suntanyahay In uu Yahay Qof Umada U Shaqeeya Balse Aanu Ahayn Mid Ka Shaqaysta
Ballanteenu Waa In Aynu Codka Siino Murashaxa Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa 2021
Aqoonyahan:”Maxamed Boqor Axmed Iimaan Warsame”