(Akhriso) Qodabadii ay ku heshiiyeen Madaxda DF iyo dowlad goboleedyada dalka

Waxaa maanta Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda Dowlad goboleedyada saxiixeen heshiis lagu gaaray shirkii Wadatashiga Qaran ee madaxda DF iyo kuwa dowlad goboleedyada uga socday teendhada Afisiyooni.

Halkan ka Akhriso Qodabadii lagu heshiiyay lana saxiixay