Hargeysa: Murashax Doorashada ka hor Dadkiisii ka dareereen iyo Halka ay u jihaysteen

Hargeysa (SM)- Qaar ka mid ah Taageerayaasha murashax Cabdiqaadir Muuse Taydh oo Golaha wakiillada uga sharraxan gobolka Maroodijeex, ayaa maanta shaaciyey inay kalsoonidii iyo taageeradii ay u hayeen kala noqdeen murashax isla markaana ay maalinta doorashada Codkooda siinayaan Murashax Siciid Maxamed Aw-Cismaan oo xisbiga UCID gobolka Maroodijeex uga sharraxan Golaha Wakiillada.

Xogta warkan oo faahfaahsan daawo Muuqaalka Hoose