Hargeysa: Shirkadda HEMO BOOKS oo Xarun cusub ka furatay degmada Maxamuud Haybe

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Hema Books ee daabacadda Buugaagta iyo Manaahijta Waxbarashada ee Somaliland, ayaa maanta Xafiis cusub ka furatay degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose