Hargeysa: Ururka Nafaqo oo Taageero u muujiyey Laba Murashax

Hargeysa (SM)- Ururka ay ku midaysan yihiin Ganacsatada Hilibleyda ee magaalada Hargeysa, ayaa munaasibad bilan taageero ugu muujiyey Murashaxiinta Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo mar kale u tartamaya Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Murashax Yuusuf Kirix Cawad oo u tartamaya Golaha Wakillada Somaliland.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose