Murashaxiinta Eng Fadxi Jaamac Baaruud iyo Muj Cabdiraxaan D Caynaanshe oo soo bandhigay Cududda Taageerayaashooda

Hargeysa (SM)- Murashaxiinta Eng Fadxi Jaamac Baaruud iyo Muj. Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe oo u kala sharraxan doorashada isku-sidkan ee Goleyaasha deeganka iyo Wakiillada, ayaa maanta cuddudda taageerayaashooda ku soo bandhigay beerta Xoriyadda ee magaalada Hargeysa.

Labada murashax oo ka sharraxan xisbiga Kulmiye, ayaa maanta wacdaro ka dhigay isu-soo-baxii maanta ee Taageerayaasha murashaxiinta xisbiga Kulmiye ka sameeyeen gudaha magaalada Hargeysa, gaar ahaan fagaaraha beerta xoriyadda oo ay goob-joog ka ahaayeen taageerayaal tiro badan oo ku gaashaaman Calanka Xisbiga Kulmiye iyo astaamaha murashaxiinta.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose