Murashaxiinta Farxaan Iimaan iyo Cabdilaahi Gaaxnuug oo soo bandhigay Cududda Taageerayaashooda

Murashaxiinta Farxaan Muuse Iimaan iyo Cabdilaahi Maxamed Gaaxnuug oo xisbiga Waddani uga sharraxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa isu soo bixii ololaha ee maanta ku soo bandhigay Cududda Taageerayaashooda, waxaanay xadhigga ka jareen xafiisyo cusub oo qayb ka ah ololahooda.

WARKAN OO FAAHFFAHSAN KA DAAWO MUUQAALKA HOOSE