Sidee ayay ku timi, Yaase ka dambeeyey Midnimadii lagu hungoobay ee Somaliland iyo Soomaaliya?

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi lala yeeshay qaar ka mid ah haldoorka Somaliland oo si faahfaahsan uga xog-warramay qaabkii ay ku timi iyo ciddii ka dambeysay hirgelinta Midnimadii bilaa shuruudda ahayd ee Somaliland la gashay Soomaaliya 1-dii Julay 1960-kii oo ahayd Afar maalmood kaddib markii Somaliland xorriyadda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska.

Muuqaalka Hoose kaga Barnaamijkan oo dhammeystiran