Siyaasi Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Guul-darradii Kulmiye, Awoodda Mucaaradka iyo Midha-dhalkii Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (SM)- Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay Guul-darradii Xisbiga Kulmiye ka soo gaadhay Doorashooyinka, Awooddii ay Muujiyeen Xisbiyada Mucaaradka iyo Midha-dhalkii ka soo baxay Doorashooyinka Somaliland.

MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO HADALKA MAXAMUUD XAASHI