Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixiyay Halka uu Marayo Tallaalka Xanuunka Dabaysha oo ka socda dalka

Hargeysa (SM)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa Ka Warbixiyay Halka uu Marayo Tallaalka Xanuunka Dabaysha oo toddobaadkan laga bilaabay qaybo ka mid ah gobollada Somaliland.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose