Dowladaha Ethiopia iyo Djibouti oo ka markhaati Kacay Horumarka iyo Guulaha ay Somaliland gaadhay

Hargeysa (SM0) – Dowladaha Ethiopia iyo Djibouti ayaa markhaati Kacay Horumarka iyo Guulaha ay Somaliland gaadhay iyo sida ay uga qayb-qaadato ilaalinta nabad-gelyada gobolka.