Dowladda Hoose ee Hargeysa oo Bixisay Qandaraaskii ugu horreeyey ee lagu tartamay

Hargeysa (SM)- Dowladda Hoose ee Hargeysa, ayaa Shaacisay shirkadda ku guulaysatay qandaraaskii ugu horreeyey ee ay bixisay tan iyo intii ay maamulka la wareegeen maayarka iyo maayar ku-xigeenka Cusub ee la doortay.

warkan oo faahfaahsan ka dawo Muuqaalka Hoose