Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

“Ma Yeeli doono Qof Dooxa Qashinka ku qaba, sharciga ayaa la marin doonaa” – Maayarka Hargeysa iyo ololihii maanta

Hargeysa (SM)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ka qabsoomay olole nadaafadeed oo uu horkacayo Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge, kaas oo laga fuliyey Dooxa magaalada Hargeysa.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose