Saleebaan Cali Koore: Mid ka mid ah Tiirarka Qaranka Somaliland

Daawo Barnaamij laga diyaariyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka ee Somaliland Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo xilal kala duwan oo ka soo qabtay dowladiii kala dambeeyey JSL.

https://www.youtube.com/watch?v=GHeANdJY3pg