Wasiir Maxamed Kaahin iyo Siyaasi Cali Mareexaan oo Farriin Siyaasadeed Duur-xul ah u diray Mucaaradka iyo Siyaasiyiin

Hargeysa (SM)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin iyo Siyaasi Cali Mareexaan oo hadal ka jeediyey munaasibad ay heshiis ku kala saxeexdeen Xisbiga Kulmiye iyo Garab ka tirsan Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa Farriimo Siyaasadeed oo Duur-xul ah u diray Xisbiyada Mucaaradka.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadallada ay labada siyaasi ka sheegeen kulanka