Barnaamijka Qiimeynta Waaxyaha Dakhli Soo saarka

Wasiirka Wasaaradda horumarinta Maaliyadda JSL oo ay weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo madaxda wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay kulan wada-tashi oo lagu qiimeynayo Waaxaha dakhi-soo-saarka ee hay’adaha dowladda.