Hargeysa: Madal Kulmisay Xildhibaanno kala Aragti fog

Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada Somaliland Cali Xaamud Jibriil, ayaa maanta hadho-sharafeed u sameeyey Xildhibaannada Golaha Wakiillada oo isugu jira kuwa mucaaradka ah iyo kuwa Muxaaradka ah.