Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Prof Sheekeeye oo Fashiliyey Shabakad Isku xidhan oo Waxyeellaynta Qaranimada Somaliland loo soo adeegsaday

Prof Sheekeeyey ayaa bannaanka soo dhigay Xogo ku saabsan Shabakad isku xidhan oo Coldoon Hormuud u yahay oo Somaliland loo soo adeegsaday iyo Qorsheyaal lagu wiiqayo Qaranimadeeda.

Muuqaalka Hoose ka daawo