Somaliland oo Fashilisay Maskaxda Hagaysa Duullaanka lagu hayo Qaranimadeeda

Hargeysa (SM)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta ee Somaliland Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay inuu jiro duullaan ka shidaal-qaadanaya falsafad qoto-dheer oo lagu hayo Somaliland iyo Dhismaha Qaranimadeeda.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose