Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo Qabatay Kulan lagu Qiimaynayo Waaxaha Dakhli-ururinta Dalka

Hargeysa (SM)- Wasiirka Wasaaradda horumarinta Maaliyadda JSL oo ay weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo madaxda wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay kulan wada-tashi oo lagu qiimeynayo Waaxaha dakhi-soo-saarka ee hay’adaha dowladda.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose