Dowladda Ethiopia oo Shaacisay inay Dib u furtay Isu-socodka Dadka ee Xuduudka Somaliland

Wajaale (SM)- Dowladda Federaalka ee Ethiopia, ayaa maanta shaacisay inay dib-u-fureen isu-socodka Dadka ee Xuduudka u dhexeeya Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyey loo hakiyey faafitaanka xannuunka Covid-19.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose