Dufcaddii 10aad oo ka Qalin-jabisay Jaamacadda Alpha faraceeda Hargeysa

Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda, ayaa ka qayb-galay xaflad loo sameeyey dufcaddii 10aad oo ka qalin-jabisay Jaamacadda Alpha Faraceeda Hargeysa.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose