Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Faysal Cali Waraabe, Maxamuud Xaashi iyo Xirsi Cali oo Fagaare iska helay, weedho Siyaasadeedna is-dhaafsaday

Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Siyaasi Maxamuud Xaashi iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali ayaa in muddo ahba maanta ku kulmay Fagaare ay isku Dhaafsadees weedho Siyaasadeed oo kaftan iyo duur-xul xambaarsan.

Saddexda Masuul ayaa ka qayb-galay Xaflad meher oo Hargeysa ka dhacday Khamiista maanta.

Muuqaalka Hoose ka daawo Weedhihii Siyaasiyiinta

Salaanmedia.com/Hargeysa