Gud Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada iyo Ku-xigeenkiisa oo ka hadlay Xilalka loo doortay

Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Cabdirashiid Cabdilaahi Muuse (Cagaweyne) oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka guddigaas Axmed Maxamed Hurre (Barkhad), ayaa ka hadlay sida ay u arkaan xilalka loogu doortay inay hoggaamiyaan guddigaas iyo hawlaha ay golaha u xil-saarantahay

Warkan oo faahfaahsan iyo hadallada masuuliyiinta ka daawo Muuqaalka Hoose