Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Somaliland oo la shaaciyey

Hargeysa (SM)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo H/Dhexe ee gobollada iyo Degmooyinka Dalka.

Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka ee Somaliland Daa’uud Faarax oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada, ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey natiijooyinka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasallada 8aad ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Fasalka 4aad ee Dugsiyada Sare.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose