“Madaxweynuhu Laba Doorasho ayuu Qabtay, tii Saddexaadna wuu qabanayaa oo ma Kordhisanayo” – Faysal Cali Waraabe

“Madaxweyuhu wuxuu Qabtay laba Doorasho, tii Saddexaadna wuu qabanayaa oo ma Kordhisanayo” – Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Arrimo badan oo dilalka qorshaysan ee gobollada Bari ku jiraan.

Muuqaalka Hoose ka Daawo