Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka oo la kulmay Gudidda Deegaanka iyo Khayraad ee Golaha Wakiiladda

Hargeysa (SM)- Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka oo ay hoggaaminayso Wasiirka wasaaraddaas Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa maanta kulan la qaatay Guddi-hoosaadka Arrimaha Deegaanka iyo Khayraad ee Gollaha Wakiiladda Somaliland.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose