Maxkamada ICJ ayaa soo saartay Habraaca lagu shaacinayo Natiijada Kiiska Muranka Badda Somalia iyo Kenya

Hague (SM)- Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda ee ICJ ayaa soo saartay Habraaca lagu shaacinayo Natiijada Kiiska Muranka Xuduudka dhinaca Badda ee u dhexeeya Somalia iyo Kenya, taas oo loo muddeeyey inay la shaaciyo badhtamaha bisha October ee sannadkan 2021-ka.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose