Qayla-dhaan ka soo yeedhay Xukuumadda Somaliland oo Shacabka uga digtay Khatarta Covid-19 oo Heerkii ugu sareeyey maraya

Qayla-dhaan ka soo yeedhay Xukuumadda Somaliland oo Shacabka uga digtay Khatarta Covid-19 oo Heerkii ugu sareeyey maraya isla markaana ay dad badani u geeriyoodeen Labadii bilood ee u dambeeyey.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose