Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Shirweynaha 5aad ee Qurbejoogga Somaliland oo la soo gebo-gabeeyey

Hargeysa (SM)- Magaalada Hargeysa waxa lagu soo gebo-gabeeyey shirweynaha 5aad ee Qurbejoogga Somaliland oo maalmihii u dambeeyey ka socday caasimadda Somaliland.

Shirweynaha oo ay soo qaban-qaabisay Wakaaladda Qurbejooga Somaliland oo nidaam ahaan hoos tagta wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL, waxa munaasibadda Xidhitaanka ka qayb-galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda oo uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland oo shirka soo xidhay.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose